11th June 2026 admin Category :
Puntland ayaa shaacisay in duqayn caawa ka dhacday deegaanka Sheebaab ee buuraha gobolka Bari ee Calmiskaad lagu burburiyey warshad soo saarta qaraxyada oo ay lahayd kooxda IS, sida lagu sheegey warsaxaafadeed .