Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th May 2025  admin  

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan Congratulations to Puntland's heroic defense forces for combating ISIS and removing the majority of them thus far! In a short period of time, Puntland Defence was able to free numerous areas from the terrorist ISIS! pic.twitter.com/gJK67lqmgs — Somalia (@kingofSomaliaa) February 23, […]

4th May 2025  admin  

Nin ku qeylinayay “Allahu Akbar” oo weerar toorreey loo adeegsaday ka geystay Faransiiska Hal qof ayaa ku dhintay saddex saraakiil boolisna way ku dhaawacmeen weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay bariga magaalada Faransiiska ku taalla ee Mulhouse. Nin u dhashay Algeria oo 37 jir ah ayaa lagu xiray goobta uu falku ka dhacay iyadoo […]

4th May 2025  admin  

Gudiga Taakulada Ciidamada Dowladda Puntland ayaa ka warbixiyey Lacag taakulo ah oo kala waregeen jaaliyadaha Reer Puntland ee ku sugan wadamada Yurub America iyo Africa, iyagoona U mahadceliyey.

4th May 2025  admin  

Gawaaridii looga qabsaday SNM ayaa lagula dagaalamayaa Argagixisada Calimiskaas. Waa Guul labo Jibaaran SSC-Khaatumo 🇸🇴 security forces fighting against ISIS terrorists in Cal-Madow mountains 🏔️ with armoured vehicles captured from clan enclave secessionists “somaliland” in north-west Somalia. pic.twitter.com/aZgKvJDYuS — Àbyąn (son of Ðaraawiish)🐎🇸🇴 (@RealAbyan) February 23, 2025

4th May 2025  admin  

100 qof oo ka soo jeeda maamulka Isaaqland oo la waydiiyey cidda ay taageersan yihiin Daacishta iyo maamulka Puntland ee la dagaalamaya ayaa ku wada jawaabay inay Daacish raacsan yihiin. Taliye Indha yare o ay madaxda SNM aad u yaqaaniin ayaa isaga oo arinta ka jwaabaya yidhi ‘ iyagaa (Somaliland) soo abaabula

4th May 2025  admin  

Israa’iil oo ka carootay ‘xushmad’ ay Xamaas u muujisay la heyste Israa’iili Muslim ah Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF) ayaa Xamaas ku cambaareeyay sida gaarka ah ee ay u sii deysay la heystaha kasoo jeeda qowmiyadda Bedouin, Hisham al-Sayed. Waxaa la filayay in lala sii daayo saddex kale munaasabad ka dhacaysay Nuseirat oo goor sii horreysay […]