Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th September 2024  admin  

Waa kuma Sir Keir Starmer, ninka noqoya Ra’iisul Wasaarah cusub ee UK Xisbiga Shaqaalaha ee UK, ayaa ku guulaystay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday khamiistii taas oo uu helay codadka ugu badan ee barlamaanka aqalka hoose oo ka kooban 650 kursi. Sir Keir Starmer ayaa noqonaya ra’iisul wasaaraha cusub ee UK, ka dib markii […]

20th September 2024  admin  

Soomaali la la’aa muddo 2 bil ah oo laga helay dalka Maldives Waxaa dhowaan dalka Maldives laga helay saddex kalluumaysato Soomaali ah kuwaasi oo muddo ka badan laba bilood ku jiray badda kadib markii ay doontii cillad ku timid. Kalluumaysatadan oo xilligan ku sugan jasiiradda Maldives oo laga helay 22-kii bishii hore ayaa la doonayaa […]

20th September 2024  admin  

Hooyadeey waxaa loo sheegay inaan ku dhiman doono laba toddobaad gudahood’ Waxay ahayd habeen caadi ah oo la mid ah habeenada kale, iyadoo sariirta ku jirta gabadh shan jir ah oo aan naafo ahayn ayaa sariirta ku jirtay waanay hurdeysay, si lama filaan ah ayay u soo kacday si ay musqusha u gasho. Waxa la […]

20th September 2024  admin  

Maamul Goboleedka Hargaysa ayaa xaflad u qabatay dhalinyaradda deegaanadaas si ay isu ruxaan. Dhalinyaradda ka soo qayb gashay is ruxiddaas, waxeey lulayeen calanka maamulkaas, waxaana la saarayey marba hees si dhaliyaradu ay dhidid isaga keenaan. Dhalinyaradan ma ahan kuwa xiisa badan u qaba quxubka ay Muuse Biixi, Saleebaan Gaal, Adna Aadan iyo Faysal Waraabe aqriyaan, […]

20th September 2024  admin  

Duqa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka Jacob Freyayaa la dabal degay Soomaalida degan magaaladaas Minneapolis mayor Jacob Frey screams "Long Live Somalia" in fluent Somali to a Minnesota crowd during Somali Independence Day celebrations He even performs the traditional Darood Dhaanto dance 1 Senator9 State Reps Congratulations to Minnesota, the 19th state of Somalia pic.twitter.com/3rWE0c4DXS […]

20th September 2024  admin  

Kalsoonida uu barxadda Garowe uu ku dhex lugeenayo ilaalo la’aan ayuu Wasiir Qorsheel maamulka Puntlnad wax kula qaybsanayaa, bulshada reer Maakhir intooda badana waa taagersan yihin Somaliya malaga heli karaa in Wasiir uu magalada dhex lugeeyo bilaa ciidan?Kani waa Wasiir ka Caafimadka DowladaPuntland ,Saciid Jaamac Qorsheel ok Barxadii Garowe dhexlugeynaya #Garowe #PuntlandFirs pic.twitter.com/LiaXjCoqkY — 🇸🇴🇹🇷Ardaagatwitt-er […]