Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Xilli dhow Soomaaliya waxa ay noqon doontaa meel ka caagan argagixisada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada, haatanna ay ummadda Soomaaliyeed go’aansadeen in ay iska dulqaadaan culeyska argagixisada Khawaarijta ah ee diidan nabadda iyo […]

25th September 2024  admin  

Hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo khudbad ka jeediyey kulan casha sharaf ah oo caawa loo sameeyey wafuud ka socotay Dowladda Federaalka Soomaaliya

25th September 2024  admin  

Halganka guulaystay iyo dhacdooyinkii aan ka diwaan geliney.

25th September 2024  admin  

Magaalada dahabka laga qoto ee Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ayaa saaka waaberigii gubatey, kadib markii dab ka kacay mehrad ganacsi uu wax yeelo u gaystay inta badan guryihii magaalada oo isugu jira ganacsi, deegaan iyo hanti kala duwan. Dhawr qof oo ka mid ah dadka degaanka Milxo ayaa dhawac kasoo gaaray dabkaas iyadoo […]

25th September 2024  admin  

Waa Kumaa Cabdi Madoobe, Sargaalka SSC ee Soomaaliland Ku Sheegtay argagixisada? Markii uu bilowday dagaalka Laascaanood bilowgii sanadkaan 2023 ka, magacyo badan ayaa soo shaac baxay, kuwaas oo hadal hayn ka dhaliyay baraha Bulshada Soomaalida. Cabdi Madoobe waa mid kamid ah. War ka soo baxay Somaliland bishii Febraayo ee sanadkaan, ayaa markii ugu horaysay Somaliland […]

25th September 2024  admin  

Wafdi ka socda dawladda federaalka ayaa soo gaaray magaalada Laascaanood si ay ugu kuur gallaan xaalladda ka jirta halkaas. Magaalada ayaa burubur uu ka soo gaaray dagaalkii ka socday Laascaanood, balse waxaa muuqata in magaalada ay haatan ku soo noqoneeyso sidii caadiga ahayd. Wafdiga ayaa sheegay in wixii warbixin ah oo ay kala soo kulmaan […]