Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

6th February 2025  admin  

Gudoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab , oo ka soo jeeda beesha Abgaal, ayaa iyada oo lagu wado gawaarida raaxada oo gelaysa Garoon ka yaal Muqdisho oo ay ka socotay Ciyaartii u dhaxaysay Koonfur galbeed iyo Galmudug ,waxay si qabyaaladaysan oo ay Muqdusho ka sheeganayso ayna leedahay wax walba beel ahaan waan ku haysnaa Muqdiho […]

6th February 2025  admin  

Inta badan Wadamada Caalamka oo jug culus ku buriyey heshiis beenadki dhexmaray Itoobiya iyo Maamulka Soomaliland.

6th February 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey hoggaamiyaasha dalalka isbaheysiga dhex dhexaad ka ah (NAM) ayaa si adag u soo bandhigay mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan xadgudubka Dowladda Itoobiya iyo cawaaqib xumada uu keeni karo haddii aanan si wadajir ah looga falcelin. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri “ Cawaaqib […]

6th February 2025  admin  

Maxaa ka jira in madaxweyne Xasan Sheekh uu diiday inuu la kulmo Abiy Ahmed? Sida ay BBC u xaqiijiyeen ilo ka tirsan madaxtooyada Soomaaiya iyo sidoo kale saraakiil sarsare oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, dawladda Soomaaliya ayaa ku gacan sartay dalab ka yimid ka dhanka dawladda Itoobiya oo isku dayaysay in ay […]

6th February 2025  admin  

Warbixin’ Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Puntland oo kormeer ku tegay dhismaha iyo balaadhinata ka socota Dekedada Boosaaso kana warbixiyey Hlka ay Wax marayaa.

6th February 2025  admin  

Waa kuma ergayga Midowga Afrika ay u xil saartay inuu dhexdhexaadiyo Soomaaliya iyo Itoobiya, maxaase hor yaalla Midowga Afrika waxay laba todobaad gudahood soo saareen laba qoraal oo ku wajahan xiisadda ka dhalatay heshiiskii isfahamka ee ay 1-dii bishan kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland. Baaqyadaas midkood waxaa soo saaray guddoonka midowga Afrika, halka kan labaadna […]