Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th September 2024  admin  

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa ka qayb galay xafladda soo bandhigista waxqabadkii guddigii KMG ahaa ee doorashooyinka Puntland ee (TPEC) iyo Xiritaanka Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka Puntland.

25th September 2024  admin  

Waa kuma ganacsadaha lagu eedeeyay inuu hub u soo iibiyay al-Shabaab ee la la’yahay? Warbaahinta gudaha Kenya gaar ahaan Daily Nation ayaa soo tabisay in la la’yahay halka jaan iyo cirib uu dhigay ganacsade lagu magacaabo Zakariya Kamaal Suufi Abashiekh oo horay ugu eedeysnaa inuu hub Shiinaha uga soo iibiyo kooxda al-Shabaab. Warbaahinta Daily Nation […]

25th September 2024  admin  

Dhowaan markii wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliyeed Xasan Culusoow lagu sheegay in Soomalida ku nool wadamada deriska ah ay inoo egyihiin oo luqadda Af Soomaaliga ku hadla aanay heli karin dhlashada Soomaalinamada, ayaa in badan oo Soomaalida ka mid ah waxay sugayeen Jawaabta uu ka bixiyo RW Xamze oo isaga ruuxaddiisa Soomaalinimadiisa sida […]

25th September 2024  admin  

Maxaa kasoo baxay wahadalladii madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmay? Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Jeneraal Lloyd Austin ayaa dalka Jabuuti kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka madaxweynaha iyo xoghayaha gaashaandhigga ayaa imanaya iyadoo meel qaraar uu marayo dagaalka dawladda Soomnaaliya ee ka dhanka […]

25th September 2024  admin  

Muxuu yahay ninka ka tirsan Daacish ee gaajada ugu dhintay Puntland? Sida lagu daabacay barta Facebook ga ee ciidamada booliska Puntland, ninkaan ayaa lagu magacaabaa Mohamed Saalim Mohamed, kaas oo dhalo ahaan la sheegay inuu ka soo jeedo waddanka Yeman. Boolisku waxay sheegeen in ninkaan uu ka yimid goobaha ay ku dhuumaaleystaan xubnaha kooxda oo […]

25th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo saxiixay Saddex Xeer Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta sixiixay Xeerar Saddex ah, kuwaa oo kala ah:- 1. Xeerka Hay’adda Waddooyinka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Jubbaland. 2. Xeerka Sharciga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah oo ay soo gudbisay Wasaarada Kalluumeysiga iyo […]