Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

6th June 2025 admin
Gole cusub oo ay Xildhibaanada qarkood ay samaysren, kaaas oo lagu magcaabo golaha samata bixinta Qaranka Soomaaliyeed #BREAKING: Members of the Somalia’s federal parliament have announced the formation of the "Somalia Rescue Council" tonight in #Mogadishu. They emphasized that the country is facing a critical situation, suffering from poor leadership, and urgently in need of […]

6th June 2025 admin
Taageerayaasha Baraha Bulshada ee Cristiano Ronaldo oo gaaray hal bilyan Taageerayaasha Cristiano Ronaldo ee akoonada uu ku leeyahay Baraha bulshada ayaa gaaray 1 bilyan– taas oo ka dhigaysa qofkii ugu horreeyay ee gaara tiradaas Xisaabta tiradaas ayaa ah marka la isku daro wadarta tirada taageerayaasha Instagram, Facebook, Twitter, YouTube, iyo baraha bulshada Shiinaha ee Weibo […]

6th June 2025 admin
Michael Hammer oo ah egayga gaarka ah ee dalka Maraykanka ugu magcaaban geeska Africa ayaa fariin cad ka sheegsy isaga oo ku sugan dalka Itoobiya taas oo ahayd inaan midnimada iyo wada jirka Soomaaliya aan laga gor gortami karin Michael Hammer Special envoy for the horn of Africa bureau of African affairs made it very […]

6th June 2025 admin
WAR-SAXAAFADEED : SHIRKA DOWLADAHA PUNTLAND IYO GALMUDUG.

6th June 2025 admin
Wasiir Cabdirisaaq Cumar Maxamed “Majirto shirkad aan si gaar ah heshiis ula galnay taas oo shidaalka dalkeena soo saareysa”.

6th June 2025 admin
Sweden oo muhaajiriinta siineysa $34,000 qofkiiba si ay dalka uga baxaan Sweden ayaa qorsheyneysa inay kordhiso, oo ay gaarsiiso illaa $34,000, lacagta la siinayo dadka soo-galootiga ah si ay uga tagaan dalkaas gabaadka u noqday dad ka soo cararaya dagaallada iyo caburinta, sida ay Khamiistii sheegtay dowladda garabka midig. Dalkan Scandinavian-ka ayaa waxaa muddo tobanaan […]