Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

5th June 2025  admin  

Wasiir Fiqi “Hadii ay itoobiya faragalinta Soomaaliya joojin weyso waxaa noo furan in aan taageerno Jabhadaha kasoo horjeeda Xukunka Abiy Axmad” Wasiir Fiqi "Hadii ay itoobiya faragalinta Soomaaliya joojin weyso waxaa noo furan in aan taageerno Jabhadaha kasoo horjeeda Xukunka Abiy Axmad" @AhmedMoFiqi @MOFASomalia #Somalia pic.twitter.com/53jwxYQrQS — Universal TV (@tvuniversal) September 14, 2024

5th June 2025  admin  

Gole cusub oo ay Xildhibaanada qarkood ay samaysren, kaaas oo lagu magcaabo golaha samata bixinta Qaranka Soomaaliyeed #BREAKING: Members of the Somalia’s federal parliament have announced the formation of the "Somalia Rescue Council" tonight in #Mogadishu. They emphasized that the country is facing a critical situation, suffering from poor leadership, and urgently in need of […]

5th June 2025  admin  

Taageerayaasha Baraha Bulshada ee Cristiano Ronaldo oo gaaray hal bilyan Taageerayaasha Cristiano Ronaldo ee akoonada uu ku leeyahay Baraha bulshada ayaa gaaray 1 bilyan– taas oo ka dhigaysa qofkii ugu horreeyay ee gaara tiradaas Xisaabta tiradaas ayaa ah marka la isku daro wadarta tirada taageerayaasha Instagram, Facebook, Twitter, YouTube, iyo baraha bulshada Shiinaha ee Weibo […]

5th June 2025  admin  

Michael Hammer oo ah egayga gaarka ah ee dalka Maraykanka ugu magcaaban geeska Africa ayaa fariin cad ka sheegsy isaga oo ku sugan dalka Itoobiya taas oo ahayd inaan midnimada iyo wada jirka Soomaaliya aan laga gor gortami karin Michael Hammer Special envoy for the horn of Africa bureau of African affairs made it very […]

5th June 2025  admin  

WAR-SAXAAFADEED : SHIRKA DOWLADAHA PUNTLAND IYO GALMUDUG.

5th June 2025  admin  

Wasiir Cabdirisaaq Cumar Maxamed “Majirto shirkad aan si gaar ah heshiis ula galnay taas oo shidaalka dalkeena soo saareysa”.