Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th November 2024  admin  

Jiirku wuxuu ka mid yahay noocyada xayawaanaadka dab iyo duur joogtaba ah laakiin waxaa jira faa’iidooyinka iyo khasaare uu leeyahay labadaba. Saynisyahanada cilmi baarista ee adduunka ayaa isku raacay in isticmaalka noocyada jiirka ee cilmi baarista iyo tijaabooyinka cudurada ay noqdeen kuwo aad muhiim u ah dhowrkii sano ee la soo dhaafay. Marka xayawaanka sida […]

18th November 2024  admin  

Ciidamada Mareykanka oo Badda Cas ku quusiyay doomo ay wateen Xuutiyiinta Yemen Ugu yaraan toban ka tirsan kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta ah lagu dilay kuwa kalana waa lagu dhaawacay ka dib markii ciidamada badda Mareykanka ay doomoha kooxda duqeyn kula beegsadeen Badda Cas, sidaasina waxaa wakaaladda wararka AFP ay ka soo xigatay laba […]

18th November 2024  admin  

Shirar badan ayaa dhexmaray beesha Isaaq iyo Hawiye, iyadoo kullamadoodii oo dhana lagu sheegay kuwa dhexmaraya Soomaaliya iyo Soomaaliland. Soomaaliya ma Hawiyaa matala, Soomaaliland beesha Isaaq? Cajiib! Isaaq iyo Hawiye heshiisyo kasta oo ay gaaraan waa kuwo qashin qubka lagu darayo, mana jirto wax ahmiyad ah oo ay ugu fadhiyaan heshiisyadaas ummadda Soomaaliyeed. Heshiisyadii horay […]

18th November 2024  admin  

Maxaa ku dhiirrigaliyey ninkan Maraykanka ah ee la qabtay inuu u soo safro ku biiritaanka Al Shabaab Nin reer New Jersey ah oo uu dhiiri galiyay falkii Xamaas ee 7dii Oktoobar ayey wararku sheegayaan inuu isku dayay inuu ku biiro kooxda Al Shabaab “si uu u waxyeeleeyo Maraykanka”, maxkamad federaal ah oo ku taal New […]

18th November 2024  admin  

Labada qodob ay isku afgarteen madaxda ururka IrirIrir samaale ayaa mid ka mid ah show iyo sodon sano ka hor ay ka wada hadleen Caydiid iyo Tuur, kaas oo ahaa in beesha Hawiye madaxweyne qaataan , halka beesha Isaaq iyaguna ay qaataan ku xigeenka. Labadan qodob ayaa kala ah: IN beesha ISAAQ oo qura isu […]

18th November 2024  admin  

Tartankii kubadda maamul goboleedyada, oo ayna Puntland ka soo qayb gelin ayaa hadda la hakiyey