Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

4th June 2025  admin  

Xisbiga uu Hormuudka u yahay madaxweyne Culosoow oo caawa looga dhawaaqayo Muqdisho 1. Xasan Culusoow Guddoomiyaha ahna Musharraxa Ururka JSP 2. Xamza Cabdi Barre Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda, Istaraatiijiyadda iyo Qorsheynta 3. Cabdicasiis Xasan Maxamed Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Amniga iyo Dowlad Goboleedyada 4. Saalax Axmed Jamac Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhaqaalaha 5. Sacdiyo Yasiin […]

4th June 2025  admin  

Shir lagu qiimeynaya waxa u qabsoomay Soomaaliya kadib markii deynta laga cafiyay oo ka furmay Nairobi Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, shirkan oo diiradda lagu saarayo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa maalgelin […]

4th June 2025  admin  

Hadaljeedinta- Wasiirka Wasaarada Caafimadka Dawlada Puntland Sacid Jaamac Qoorsheel Ee Daah furka Barnaamijka Xasilinta Degaanada Cal-miskaad

4th June 2025  admin  

MD Ahmed Madoobe” Shalay Farmaajo soobax maxaan ulahayn haddii kayaka joogayo”

4th June 2025  admin  

Maxaa loo takooraa Siyaasiyiinta Sool ee ka soo shaqeeyay maamulka Puntland. Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Sool ee u soo shaqeeya maamulka Puntland ama hadda xilka ka hay waa la takooraa, waxaana loogu yeedhaa earayo qalafsan sida Hindi shaqo tagtay, halka Siyaasiyiinta reer Sool ee la soo shaqaystay maamulka Somaliland ama u socda maamulkaas ay […]

4th June 2025  admin  

PL Puntland: Diyaarado ku biiray dagaalka Calmiskaad ee ka dhanka ah IS. Puntland oo xoogan, oo ku qalabaysan qalab casi ah ayaa dhowaan bilaabi doonta Howlgalka Onkod ee buuraha Calmadow looga xoraynayo argagixisada Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in uu soo iibsatay afar diyaaradood oo ah nooca qumaatiga u kaca, kuwaas oo […]