Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd September 2024  admin  

‘Cabsi baan ka qabnaa gantaalada Xuutiyiinta, Amniga Babul Mandab na waxa uu ku xiran yahay Qasa’: Raysal wasaaraha Jabuuti oo farriin u diray Mareykanka iyo Xuutiyiinta Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadashay xiisada ka aloosan marinka badda ee ugu muhiimsan dunida ee Babul Mandab iyo Badda Cas iyo dagaalka ka socda […]

23rd September 2024  admin  

Kuraasta baarlamaanka Puntland ee beesha Warsangeli inta badan waxaa ku soo noqnoqday ama qaatay jilibyo gaar ah. Jilibyada qaatay xubnaha baarlamaanka ayaa u arka kuraasta in iyaga kaliya ay xaq u leeyihiin, meesha in badan aysan welligood arag mid gobol, mid maamul goboleed iyo mid federal toona. Aaway Warsangellinimaddii la wadda sheeganayey? Aaway wallaaltinimadda la […]

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, ayaa maanta Muqdisho kula shiray Siyaasiyiinta Hawiye iyaga oo ka wada hadlay wax ka bedelka Dastuurka. Sidii kale Madaxweyne Culuoow ayaa caaa Muqdisho kula kulmay taageeayaashiisa oo ay halkaa ay ku waydiiyeen Su’aalo laga soo diyaariyey Villa Wardhiigleey oo Soomaali inteeda kale lagu marin habaabinayo Kulamadan uu madaxweynuhu Culusoow la leeyahay […]

23rd September 2024  admin  

Markab ay leedahay shirkadda maraakiibta ee ugu weyn caalamka oo Badda Cas lagu weeraray Shirkadda ugu weyn ee maraakiibta adduunka ayaa ku dhawaaqday in mid ka mid ah maraakiibteeda ganacsiga lagu dhuftay gantaal xilli uu marayey badda cas. Shirkadda maraakiibta badda Mediterranean-ka ee magaceeda loosoo gaabiyo (MSC) ayaa sharraxday in markabka shixnadaha ee “United Eight” […]

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa xasuusiyay in 80 maalmood ay ka soo wareegatay markii ay bilowdeen weerarada Israa’iil ee Qasa, wuxuuna yiri “Dhammaan qiyamka bini’aadminimada waxaa lagu toogtay indhahayaga hortooda muddo 80 maalmood ah.” Edogan oo ka hadlayey sannad-guurada 100-aad ee TÜBİTAK iyo TÜBA ee Abaalmarinta seyniska, ayaa yidhi, “Waxaan daawannay dhacdadii garoomada Naasiga Israa’iil […]

23rd September 2024  admin  

Sida wiilkan Soomaaliga ah ugu guuleystay abaalmarinta qaaliga ah ee horay loo siiyay Angela Merkel Qaxooti hore oo Soomaali ah buugaag iyo waxbarasho u keeno dadka ay isku dalka yihiin ee ku dhibaataysan xeryaha ballaaran ee Kenya ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nansen ee hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga. Xerada qaxootiga ciriiriga badan ee Dhadhaab […]