Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

7th May 2025 admin
Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

7th May 2025 admin
Hindiya oo weerar gantaalo ah ku qaadday Pakistan Tiro qaraxyo ah ayaa laga maqlay dhowr meelood oo ku yaalla Pakistan iyo qaybta ay Pakistan xukunto ee gobolka Kashmir ayadoo Hindiya ay sheegtay inay weerar ku qaadday “tas-hiilaadka argagixisada” ee sagaal goobood, Pakistanna waxay wacad ku martay inay weerarrada ka jawaabi doonto. Qaraxyada ka dib ayey […]

7th May 2025 admin
Xoogagga aadka u jecel in Soomaalidu wax ku qaybsadaan ‘ Waqooyi iyo Koonfur, oo uu hogaamiye u yahay madaxweynha Dawladda Soomaaliya ayaa caawa siyaasiyiintii reer Waqooyigu ku kulmeen magaalada Muqdisho. Hogaamiyaha Khaatumo oo safka hore ugu jira kooxdan u ololaynaysa in wa loo qaybsado Koonfur iyo Waqooyi oo wax lagu qoslo u yaqaan Hartinimada iyo […]

Dhacdooyinka argagaxa leh ee ninkan Soomaaliga ah ka xusuusto tahriibayaal xoog badda loogu daadiyay
7th May 2025 admin
Dhacdooyinka argagaxa leh ee ninkan Soomaaliga ah ka xusuusto tahriibayaal xoog badda loogu daadiyay Maxamed Cabdullaahi Maxamuud waa 35 jir. Waligiis maaha mid illaawaya safarkii uu doonta kaga soo raacay Jabuuti kuna aaday Yemen. Wuxuu dhoofay isagoo 20 jir ah. Wuxuu ka tagay Soomaaliya isagoo raadinaya nolol dhaanta tan uu markaa ku jiray. Waddada tahriibayaasha […]

7th May 2025 admin
Kooxda Firdhiye ee Khaatumo waa ka xag jirsan tahay kooxda Puntland, waana afduubteen qadiyaddii Khaatumo

7th May 2025 admin
Waad ogtihiin madaxweynuhu waa Abgaal, sidaas awgeed waa inaad dishaan qofkii ku mucaarad ah Gudoomiyaha Xaafdda Kaaraan oo ay beesha madaxweynuhu u badan tahay Faarax Cadaani ayaa u hanjabay cid kasta oo ka soo hor jeesata madaxweynaha 🚨DEG DEG: Gudoomiyaha Degmada Kaaraan ee Muqdisho, ayaa Dilka Mucaaradka ku dhawaaqay iyo Xaalad Cabsi ah ⚡🔴 pic.twitter.com/T14abxQ9Jb […]

7th May 2025 admin
SANAAG: Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo dhigey gogosha shirweyne Maakhir oo Aaya-ka-tashi ah.