Category Archives: khudbado

22nd December 2024  admin  

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga gudaha Jubbaland oo xafiiskiisa shir jaraa’id ku qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda deegaanka Raaskaambooni ee gobolka Jubbada hoose.

22nd December 2024  admin  

Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayow

22nd December 2024  admin  

maxaa beesha Daarood looga reebay wafdiga masaxweynaha. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Culusoww iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo ay ka maqan yihin beesha Daarood ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa. Ankara u yimid ka qeybgalka […]

22nd December 2024  admin  

MADAXWEYNE KU-XIGEEN H.E Ilyas Osman Lugatoor OO FURAY KOOBKA 10-AAD EE CIYAARAHA GOBOLADA PUNTLAND.

22nd December 2024  admin  

Galmudug iyo Hirshabelle waa jireen markii Macawisleeyda la hubènayey. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, markii uu ku guulaystay hogaanka Soomaaliya shaqaddii ugu horaysay uu bilaabay gudaha Soomaaliya waxay ahayd siddii uu u hubayn lahaa beesha uu ka soo jeedo, isaga oo xafiiskiisiina u rartay gobolada dhexe ee Soomaaliya. Wuxuu samaystay maleeshiyad uu ula baxay Macawisleey. Intii […]

22nd December 2024  admin  

Magaalada Suuriya ku taalla ee xanrunta u ahayd Khilaafadii Umawiyiinta 13 sano kaddib ilaa markii uu bilowday kacdoonka Suuriya waxay ciidamada mucaaradka galeen magaalada Dimishiq, taasna waxay soo afjartay xukunka madaxweyne Bashar al-Assad. Dhabtii waxa dhacaya waxay ka turjumayaan adkeysiga lagu yaqaan magaalda. Hadaba maxay taariikh u leedahay magaalada Dimishiq? Magaalada Dimishiq waa magaalo qadiimi […]