Category Archives: ISAQLAND

6th June 2025 admin
Somaaliya ma noqon doontaa sida Guyana oo shidaalka la soo baxday Dalka Guyana oo shan sano ka hor shidaalka la soo baxday, ayaa dalkas waxa laga dareemayaa horumar dhinac walba. Wxay ahayd dalka ugu faqiirsan Koonfurta America hadana waxay noqotay kuwa ugu qanisan intii shidaalka ay la soo baxeen. Hal sano gudahed ayaa dhaqaalaheedii kor […]

6th June 2025 admin
Golaha wasiirrada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shir ay saakay yeesheen waxay mar kale ku magacaabeen Mahad Maxamed Salaad inuu noqdo agaasimaha hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA. Mahad ayaa beddelaya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Go’aanka ayay golaha wasiirradu ku gaareen shir degdeg ah oo ay saakay ku yeesheen Muqdisho. Sanbaloolshe ayaa xilka hayay tan iyo bishii […]

6th June 2025 admin
“Madaxweyne Hassanoow raggaan ( Ahmed Madoobe & MW Deni) anaa lasoo shaqeeyay 2 sano, nin igaga khibrad badana ma jirto, waad la dagaali, iyaga uunbaana soo hadhi.. Laf kaa weyn wey ku jebisaa..” Ra’sisul wasaarihii hor ee Soomaalia Mudane Mohamed Hussein Roble. “MW Hassanoow raggaan (MW Ahmed & MW Deni) anaa lasoo shaqeeyay 2 sano, […]

6th June 2025 admin
Hawlgal Cir iyo Dhul ah, ayaa Ciidanku Ku qabtay Togga #oo ah meesha ugu weyneyd ee ay isku urursanayeen firxadka Aragagixisadu.

6th June 2025 admin
Ogoow sababta dacwadda loogu soo oogay haweeneeydaan oo la xiray iyadoo u socota Dubai Bogga xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka ayaa shaaciyay in Hibo Dacar oo ah haweeneey Soomaali Maraykan ah oo sida lagu eedeeyay ka mid ahayd dadkii loo haystay wax isdaba marinta ‘nidaamka Quudinta Mustaqbalkayaga’ lagu soo oogay laba dacwadood oo khiyaano […]

6th June 2025 admin
Doonni sidday muhaajiriin Soomaali ah oo ka badan labaataneeyo qof, taasi oo muddo ku jirtay Badda Mediterranean-ka ayaa la heley, iyada oo ay ka badbaadeen laba dhallinyaro ah oo keli ah, sida ay xaqiijiyeen dad ku sugan Spain & Al-geria. Doonni sidday muhaajiriin Soomaali ah oo ka badan labaataneeyo qof, taasi oo muddo ku jirtay […]