Category Archives: ISAQLAND

6th June 2025 admin
Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

6th June 2025 admin
Wasiirka Wasaaradda Caafiimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel, ayaa Umada Muslimiinta ah, gaar ahaan Shacabwaynaha Puntland iyo shaqaale weynaha wasaaradda ugu hanbalyeeyay Munaasabada Ciid-Al-Adxada.

6th June 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa Ummadda Islaamka, Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland, ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah hambalyo ugu diray Ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland iyo carruurtooda, isagoo u rajeeyay in Alle ka aqbalo dadaalkooda iyo juhdiga ay u hurayaan difaaca dalka […]

6th June 2025 admin
Markee madaxweynuhu sax san yahay ma marka ililiqadu socoto mise uu mastaqbalka ka hadlayo MARKEE MADAXWEYNU SAX SAN YAHAY This is the situation in Somalia btw 😳 pic.twitter.com/oTa0z8ZXIM — Zain – 天 (@idoornimo) June 4, 2025

6th June 2025 admin
Madaxweynaha Chad: Waxaan joojinaynaa dalku galka Muwaadiniinta Maraykanka Isaga oo ka jawaabaya xayiraada socdaalka Trump ayaa madaxweynaha Chad Mahamat Deby uu sheegay inuu ku amray dowladiisa inay joojiso dal ku gal siinta muwaadiniinta Maraykanka ee tagaya dalkaasi. Chad waxaa ay ka mid tahay 12 ka dal ee mamnuucitaanka buuxa ee socdaalka uu saaray Trump ee […]

6th June 2025 admin
Midowga Afrika oo ka hadlay xayiraada socdaalka Maraykanka Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay go’aanka dowladda Mareykanka ay ku soo rogtay xayiraada cusub ee dhanka socdaalka ah ee ay saameysay muwaadiniinta ka imaanaya ilaa todobo dal oo Afrikaan ah. War qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in Midowga Afrika […]

6th June 2025 admin
Kingdom of Warsangali (1218-1886AD) : spotlight on Middle Ages African global trade hub The word “Warsangali,” in the Somali language, means “bringer of good news.” The Warsangali kingdom (Arabic: سلطنة الورسنجلي, Somali: Saldanadda Warsangeli) was a mighty kingdom in the North-Eastern and South-Eastern regions of Somalia including Kismayo. The kingdom was founded in northern Somalia, […]