Category Archives: Fiidyoo hore

18th May 2025  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

18th May 2025  admin  

76,000, oo ku sugan Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa ku mushahaar qaata Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed

18th May 2025  admin  

Maleeshiyo Beeleedkii Reer Diyaano ee dhibta badnaa ayaa loo digay Maleeshiyo beeleedka reer Diyaano ee loo samaystay dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Bariga ayaa hadda looga digay inay dhaqankii xumaa ee ay la joogeen gobolka Bari u soo xawilaan gobol ka Mudug. Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sharc-darro aan dowladda ka tirsanayn ku […]

18th May 2025  admin  

MAXAA KEENAY IN CARUURTA ‘ REER MILXO, SANAAG’ AY KA HARAAN CARUURTA KALE EE SOMAALIYEED Magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, waxay ku taalaa bogcadaha aduunka ugu qaalisan oo ugu kahyraadka badan mid ka mid ah, waana Bogcad hodon ku ah Dahabka iyo macdanta kale, hase ahaatee Caruurteedii ay ka waxbarasho la’yihiin. Maxay ku dhacday. Marka […]

18th May 2025  admin  

Xildhibaan Ali Mahdi Mohamed Qalato, oo laga soo doorto gobolka Hayland, kana mid ah dadka aadka uga soo horjeeda sida Madaxweyne Culusoow dalka ku hogaaminayo , oo Gudoomiyaha Baarlamaanku isaga oo Xasan u hiilinaya ka mamuucay in kalfadhiyada Golaha Baarlamaanka uu soo fariisto ayaa wacyi gelin fiican u sameeyey Bulshada Soomaaliyeed, ugana digay Kooxda Xasan […]

18th May 2025  admin  

“Firdhiye waxaan leeyahay, godob ayaad kagashay Jubbaland oo waxaad saxiixday, warqad la leeyahay halagu duulo”. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir. Firdhiye waxaan leeyahay, godob ayaad kagashay Jubbaland oo waxaad saxiixday, warqad la leeyahay halagu duulo”.

18th May 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta. Shirka ayaa lagu gorfayn doonaa arrimo la xiriira dadaallada lagu doonayo in xal waara loogu helo xasaradaha amni iyo siyaasadeed ee ka aloosan qaybo badan oo ka tirsan mandiqadda, […]