23rd October 2024  admin  Category :

Caruur Soomaaliyeed oo Muqdisho Macaluul ugu dhintay

Saddex caruur ah oo ay labo mataanno yihiin ayaa toddobaadkan gudihiisa la sheegay inay gaajo darteed ugu dhinteen xero barakacaal oo ku taalla duleedka Muqdisho. Ehellada caruurtan ayaa VOA u sheegay in caruurtan ayaydood oo daryeeli jirtay ay ku dhimmatay qaraxii ka dhacay ex-koontarool.

Wariyaha VOA Xasan Kaafi Qosyte ayaa maanta booqday xerada barakacaasha warbixintanna ka soo diray

Sadex Caruur ah oo Muqdisho Macaluul ugu dhintay

Hoos waa madaxdii Soomaaliyeed oo ,ku tumanaya Jabuuti

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*