2nd December 2022  admin  Category :

Odayaasha Daarood ee dalka Cumaan ayaa dhambaal tacsi ah u diray Suldaanka Cusub ee dalkaas Haitham bin Tariq Al Said iyo shacabka reer Cumaan. Soomaalida ka soo jeeda Beesha Daarood ayaa Qarniyo badan deganaa dalkaas oo haysta dhalshada Cumaan.

Image may contain: text

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*