5th March 2026 admin Category :
Canshuurta Degmada Dhahar
Maamulka degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa kulamo wacyigelin ah oo ku aadan bixinta canshuurta la qaatay qaar kamid ah bulshada magaalada Dhahar