26th May 2022  admin  Category :

Dawladda Soomaaliya oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed.

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta , Agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed.

Labada dhinac ayaa isla gartay in ay yeeshaan wada shaqeyn isla markaana Warbaahinta Qaranka laga sii daayo barnaamijyo ay wada jir u qaban doonaan Wasaaradda Warfaafinta iyo xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed oo ay hogaamiyaan aqoonyahano Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*