26th July 2024  admin  Category :

Xasan Xaad iyo Odaayaashii Hawiye ayaa  maanta Calanka Itoobiya ku sawiran. Afhayeenka beelaha Hawiye Xasan Xaad iyo  Odayaasha Muqdisho, waxay sababtooda lahaayeen dhimashada Soomaali badan oo dilkooda marmarsiiyo uga dhigan jiray Itoobiya ayeey la socdaan . Wiilashii Puntland ka tegay 2007,  ee inta la dilay maydkood dhulka la jiiday maxay oran lahaayeen haddii ay arki lahaayeen  Odaayshii sababay  diikii fool xumada lahaa ee loo gaystay   oo calanka Itoobiya ku sawiran xilna ka baryaya Risawasaaraha Itoobiya.

https://youtu.be/qRjqGZZw5RA

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*