21st September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dawladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, gudoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha wakiilada Dawladda Puntland Avv mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan iyo xubno kamid ah golayaasha Dawladda Puntland ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caasimadda Puntland ee Garoowe Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxamed Cumar (Cagjar) iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo.

May be an image of 8 people and people standing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*