15th January 2025 admin Category :
Labo nin uu Cali Khaliif u soo dirsaday inay jeeb baarasho ku soo sameeyaan Qurba joogta Khaatumo ayaa fashimaly
Madaxweyne kuxigeenka iyo wasiirka arimaha dibadda maamulka khaatumo oo labaduba la qabsan waayay siyaasada Cali Khaliif ayaa maalmihii u dambeeyay dibad wareeg ah islamarkaana u baarasho tagay wadamada Yurub iyo Mareykanka waxaase kaga dhacay niyad jab kadib markii xafladihii ay ka qeyb-galayeen aysan iman bulshada khaatumo oo dhawaan kalsoonidii kala noqday
Cagalule oo horey u mucaaradayay Cali Khaliif ayaa loo balan qaaday inuu dhaqaalaha Somaliland qeyb-kamid ah heli doono laakiin uu ahaado dibad wareeg isaga iyo wasiirka arimaha dibadda