26th July 2024  admin  Category :

Tartanka ugu xiisaha badan Xildhibaanada Puntland  waa kursiga uu maanta  ku fadhiyo Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland,  oo ay ku tartamayaan dhalinyaradii ugu fir fircoonayd Puntland iyo gobolka Sanaag

Cabdirisaaq Maxamed Shirwac, oo ah aqoon yahan reer Puntland ah ,  mulkiilihii hore ee websitka Laasqoray, kana  soo jeeda beelaha uu ka dhaxeeyo kursiga uu Axmed Cali Xaashi ku fadhiyey labaatanka sano ayaa hadda  wuxuu u tartmayaa inuu ka mid noqdo Xildhibaanada Puntland ee 2019

Abwaan Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, oo maanta ka mid ah dhalinyarad ugu firfircoon  Puntland, ahna Mulkiilaha websitka Sanaag  Post ,  kana mid ah madaxda Puntland kuwooda ugu caansan , sidoo kalena ka soo jeeda beelaha uu ka dhaxeeyo kursiga uu Axmed Cali xaashi muddada ku fadhiyey,  ayaa isaguna ka mid ah Murashaxiinta u tartamaysa inay ka mid noqdaan Baarlamaanka Puntland 2019.

Ugu danbayneii waxa guul weyn   ah  in maanta  Cabdirshiid iyo Cabdirisaaq oo ah dhalinyaro Puntlandes reer Maakhir ah ay   u tartamayaan sidii ay Gobolka Sanaag u  gaarsiin lahaayeen Horumar iyo amni buuxa . Waana laba dhalinyaro ah oo haddii midkood la doorto uu isbedel muuqda lagu arki doono gobolka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*