27th July 2024  admin  Category :

Maleeshiyo  beeleedkii Muqdisho ee la lahaa waa Ciidan Qaran, maanta nin walba beeshiisii ayuu aaday, Ciidankan  Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur uu dhoola tuska Muqdisho  ku samaynayo, oo uu ku cabsi gelinayo madaxweyne Faramaajo waa ciidankii ku mushahaar qaadan jiray dawladda Federaalka  oo uu madaxweyne Farmaajo Habeenada la soo seexan jiray, isaga oo aan fahansanayn inay hal beel ka soo wada jeedaan ciidanka loogu sheegayo inay yihiin ciidan qaran

Maleeshiyaadka kore waa Beesha uu ka soo jeeda Cabdiraxmaan cabdishakuur

Taliyaha hoose waa beesha Xasan Khayre iyo Xasan Xaad ka soo jeedaan

https://allsanaag.com/ma-ciidan-qaran-baa-mise-waa-mooryaan/

https://allsanaag.com/xukumada-farmaajo-ma-albarakaat-ka-qaad-oo-albarakaat-udhiib-baa/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*