26th July 2024  admin  Category :

Cisbitaalka magaalada Burco ma laha Gaari Gurmadka deg dega ah.

Cisbitaalka Guud ee Burco ma haysto hal Gaadhi oo kuwa gurmadka Caafimaadka ah sida uu sheegay Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Maamulka SNM Dr Maxamed Cabdi Xergeeye  .

Maanta ayaa Mulkiilaha Dahab shiil markii ugu horaysay magaalada labaad ee ugu weyn Waqooyiga Soomaaliya ee Burco u iibiyey Gaari Umbulance ah.

Image
Image
Image

Iyada oo beesha Isaaq Busaaradani dhex taalo ayaa qaar ka mid ah horjoogayaasha gobolka Sanaag waxay maanta Dhahar ka sheegayeen inay Mashaariic u soo wadaan degaanka, kuwaas oo laga maal gelinayo Hargaysa

ALLSANAAG.COM, NEWS@ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*