26th April 2024  admin  Category :

Boqorka Beelaha Soomaaliyeed Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa booqday Jidka barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo. Wafdiga boqorka ayaa waxa ka mid ahaa Suldaan Maxamed Suldaan cabdulaahi Cartan, Suldaan Axmed Bashiirm ganacsade Mujaahid cali Ceelaayo iyo gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland Axmed Caydiid

Hoos ka daawo muuqaal

https://www.facebook.com/maxamedxirsi.jabra/videos/1187349408016265/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*