27th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Kaluumaysiga Iyo Khayeraadka Badda Soomaaliya Xildhibaan Cabdilaahi Bidhaan Warsame, ayaa Maanta la Kulmay Safiirka Turkey Oglan Baker.

Wasiir Bidhaan ayaa kala hadlay Safiirka Turkey sidii Dalka Turkey uuga Taageeri lahaa Dowlada Soomaaliya iibgeynta Kaluunka Soomaaliya Iyo sidii Soomaaliya looga furi lahaa Warshado Kaluun Oo Abuuri doona Koboc Dhaqaale Iyo Maalgalin dhex marta Soomaaliya Iyo Turkey. Dalka Turkey ayaa kamid ah Dalalka dhoofiya Kaluunka Tuna Ee Qasaca. Dalka Turkey ayaa iska leh Warshado Kaluun Isla markaana sameeya Warshado Kaluun Oo Dunida Caan ka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*