11th May 2024  admin  Category :

Beesha SNMta ku abtirsada ayaa xasadka ay qabaan dartiis  u arkay dhib shirkii IGAD ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxaa wax lala yaaba ah sababta ay SNMta  uga hadlayaan arrimaha Soomaaliya maadaama ay iyagu noqdeen kuwo nacay magacii Soomaaliyeed. Runta ayaa ah waxa SNMta gubayaa uu yahay sababta Shirka IGAD loogu qabtay magaalada Muqdisho, taa beddelkeedana ay ka jeclaan lahaayeen Muqdisho oo laga soo sheegay qarax iyo dil.

Waxaa dhab ah in adduunka uusan diyaar u aheeyn in ay aqoonsadaan beesha Isaaq maadaama ay yihiin dad raadinaya dhul aysan laheen sida gobolada Sool, Sanaag iyo Awdal.

https://youtu.be/qqr_sb1HhWc

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*