26th July 2024  admin  Category :

Qoysaskii reer Shiinaha ee Buurta Cirifkeeda sare u hoyan jiray ayaa loo raray magaalooyinka

Qoysaskii reer Shiinaha ee ku caan baxay inay Hoygoodu yahay Buurta fiigteeda ugu saraysa, oo dhererkeedu yahay 800m, ayaa hadda loo soo raray Magaalooyinka.

85 Qoys ee ku noolaa Tuulada Atulie ee gobolka Sichuan , ayaa hadda loo soo raray daaro cusub oo loo dhisay oo ah kuwa loogu talo galay ka hortaga Faqriga.

Guryahan oo ku sharaxan qalabkii guriga oo dhamaystiran ayaa ku yaal magaalada Zhaojue , oo 70 km u jirta tuuladoodii hore.

Dadkan la soo raray ayaa ah beesha reer Yi, oo ah beelaha looga tirada badan yahay Shiinaha

Guuritaankan qof walba wuxuu bixinayaa 2,500 yuan oo u dhiganta ($352; £288) 

Villagers Living On Cliff Shop Online In Liangshan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*