26th April 2024  admin  Category :

Wakiilkii Suldanka Beesha Warsangeli Allah ha u naxariistee  Ismaaciil Suldaan Maxamuud Cali Shire, ayaa Isaga oo Burco ku sugan sanadkii 1991 waxa uu u sheegay beesha Isaaq oo markaas  jidbaysnayd  in laga  shaqeeyo  Wadaninimo, lagana shaqeeyo  midnimada Soomaaliya   iyo amniga.

Geesinimo ka weyn ma jirto adiga oo ka soo jeeda beesha Daarood, oo Burco ku sugan  1991, Iyaga oo Beesha Isaaq gacanta ku dhigeen hubkii qaranka Soomaaliyeed u  yaalay waqooyiga Soomaaliya dhamaantiis,  inaad ku tiraahdo ku shaqeeya wadaninimo, kana shaqeeya amniga iyo midnimo Soomaaliyeed sidii loo heli lahaa. Colaadda iyo nacaybka markaas Burco iyo Hargaysa talay  waxaad ka garan kartaa Isimka ugu horeeya muuqaalka hoose  hadaladiisa oo hadda dugsiyo ku yaala magaalada  Hargaysa loogu magac daray

Daawo: Khudbaddii Ismaaciil Suldaan  DAQIIQADDA 15:00

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*