26th July 2024  admin  Category :

Ra’isuwasaaraha Dalka Jabuuti oo sheegay inuu ka soo jeedo Beesha Warsangelii,  Harti Daarood

. Ra’isuwasaarha dalka Jabuuti Abdoulkader Kamil Mohamed عبد القادر كميل محمد‎‎; oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli  ayaa Xildhibaano badan oo ka soo jeeda isla beeshaas u soo diray Waqooyiga Soomaaliya

Hoos ka daawo sidoo kale Warsangeliga ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya,  oo ku faanaya beesha ay ka soo jeedaan iyo degaankooda Calmadow. Shiribkan HOOSE  Dadka iyo degaanka lagu amaanyo, inta badan waa  Gobolka Sanaag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*