![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2019/10/baaq.png)
5th February 2025 admin Category :
Odayaashii Isaaq ee SNM ayaa ka kaluumaysanaya Khilaafka ka jira Jubbaland. Goormaa Jabhad Hargaysa Joogaa aqoonsaday dawladda Federaalka oo baaq u diri jireen, Hoos ka daawo kooxdii taageeri jirtay Xasuuqa Hartiga, oo baaq u diraya madaxweyne Farmaajo oo ay aaminan yihiin inay maanta Doon wada saaran yihiin