10th August 2022  admin  Category :

Odayaasha Iyo Dhalinyarada Beesha Daarood Ee Oman ayaa Tacsi ugu tagay Qoyskii uu ka Geeriyooday Suldaan Qaabuus.

Odayaashan Daarood ayaa waxa hogaaminayey Al-Waalid Sheekh Siciid Faarax , oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante kana mid ah Odayaasha Miisaanka Culus ku leh Dalka Oman Iyo Beesha Daarood Ee Dalkaas Dhalashadooda haysta.

https://allsanaag.com/beesha-daarood-ee-dalka-cumaan/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*