1st December 2022  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay  tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Caaqil Jamac Warsame Farax ( Jafaal )  op maanta ku geeriyooday magaalada Xingaloolee gobolka Sanaag . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin.

ALLSANAAH.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*