26th July 2024  admin  Category :

Cawramale iyo Harti ayaa ku dagaalamaua Jubbaland oo soo dhamaatay. Hoos ka akhriso warqaddii ay saxiixeen Odayaasha Beesha Cismaan Ibraahim Warsangeli iyo maanta oo ay ka hadleen magaalada Muqdisho

Muuqaal hore

3 thoughts on “Beesha Cismaan Ibraahim Warsangeli

  1. Maakhiri

    Iminka waxa qudha oo hadhay in qolada Reer Cadale ee Warsangeli Harti hadlaan,kadib Warsangeli meelkasta isaga yimaado ,dhinaca Canfarta ee Reer ABOKH CAWRAMALE,Warsangeli Caleed iyo CUMAREYTAHA Reer Ereteriya qolada dirirdhabe,Dhamaan in shir degdeg ah laysugu yimaado Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag

    Reply
  2. mohamuud

    maashalaah war ragaasi walaahay hadalkii udanbeeyey ayay yiraahdeen kuwii fogeynayey ee islahaa kuraasta ka fogeeya xaqii ayaa kudilaacay jaaliyad wada shaqayna samaysta weliba allsanaag shaqada aad qabato wax qabtaa majiraan hanti dadbaa ugu muhiisan la beerto libaax baad tahay sxb halkaa kawad buunbuuninta dhabayacadana naga yaree

    Reply
  3. Dalsan jubaland

    Dhabayacda soo walalkood maha hadii ay boon buuniyaa. Doqon!
    Guul maxamuud harti
    United
    Siyaasada Waye the problemka . Qabiilkasta waxuu rabaa xilibaan
    Guul Harti Waaamo iyo Joore
    Dhista deegaan kina from Kismaayo to Badhadhe and Hosingiw and BUurgaabo and Kudaa.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*