26th July 2024  admin  Category :

Beesha Bah Majeerteen ee Warsangeli iyo Bah wadaagtooda , oo ah beesha haysa Saldanada ugu facda weyn Bariga Afrika ayaa mar kale sameeyey taariikh cusub, iyaga oo si xarago ah oo waqti koobana isaga  soo ururiyey lacag gaaraysa Rubuc Milyan doolar, uguna deeqay jidka Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*