29th March 2024  admin  Category :

Ismaaciil Xaaji Nuur oo ku adkaystay inuu Cagaf gelinayo dhulkii gaarka loo lahaa ee ay lahaayeen Beelaha Harti ee hoos imanayey degmada Ceerigaabo, isaga oo afhayeen hadda ka dhiganaya qaar ka mid ah beesha Dhulbahante. Ismaaciil Xaaji Nuur iyo beeshiisa ayaa iska dhaadhiciyey iinay ku adkaadeen dagaalkii beelaha ee ka dhacay Gobolka Sanaag, waana sababta ay ugu dhiiranayaan inay Maanta Cagaf u soo kaxaystaan oo geliyaan dhul dhisnaa Isticmaarka ka hor, Shalayna ay Kaare u soo kaxaystaan Shidan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*