26th April 2024  admin  Category :

Ismaaciil Xaaji Nuur oo horay u iibsaday hantiddii umadda gobolka Sanaag ka dhaxaysay sida Sentaradii Kulmiye, Ceelashii iyo Dugsiyaddii degmada Ceerigaabp ayaa hadda Cagaf geliyey kuwii gaarka loo lahaa, gaar ahaan kuwii beesha Dhulbahante. Ismaaciil iyo beeshiisu kuma guulaysan dagaalkii sokeeyey ee gobolka Sanaag ka dhacay , awoodan uu sheeganayo waa mid ay beesha Isaaq ku taageerayso in Harti xoolahooda cagaf la geliyo, halka nin Gabiileey ka yimidna Beero laga siinayo Xagal iyo degaano kale

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*