26th April 2024  admin  Category :

Qof dadkiisii gumeeysi u soo horseeday, maxeey ku tahay inuu muuqaal been abuur ah soo duubo?

Koox marabi ama horgalla ah ayaa soo duubay muuqaal been abuur ah kaas oo ay ku soo bandhigeen gabar ay ku sheegeen in ay tahy mid Garoowe lagu soo tooriyeeyay. Hadaba, haddii been la sheegayo waxaa habboon in la sheego been run u eg.

MUUQAALKA HOOSE WAA GABDHIHII WALLAALAHEED OO SHEEGAYA RUNTA WAXA AY TAHAY

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*