26th July 2024  admin  Category :

Labada dhacdo  ee jacaylka ah ee ugu caansan Soomaaliya dhalinyaro  reer Maakhir ayaa la jeclaaday ama ay calmadeen gabdho geyaankooda ah . Mid Buuga caanka ah ee bulshada  caalamku wada akhristeen  ayaa laga qoray oo waa  Ignorance is the Enemy of Love  oo uu qoray Allah ha u naxariistee  Faarax M. J. Cawl.  Jacaylka kale waa kii Allah ha u naxariistee Cilmi Boodhari ku  dilay Berbera  . Hadaba dhalinyaraddii hore ee reer Maakhir ee jacaylka iyo Haasaawaha ku caan bxay  gabdho noocee ah ayeey shukaansan jireen.

Arintaa waxa suugaan inoogu sheegaya  Abwaan Cabdi Maxamuud Aw-Xasan oo ku sugan Badhan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*