8th February 2023  admin  Category :

Soomaali la garan waayey Baasaboor ay wateen hase ahaatee markii danbe la ogaaday inay tahay Xaashi ay ay isku aqoonsadaan beesha Isaaq ayaa Muqdisho lagu qabtay, iyaga oo looga shakiyey argagixiso, oo in badan oo ka mid ah argagixsadu ay ka timaado degaanadaas

Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho lagu xiray laba qof oo watet Baasaboor aan horay loo arag, kana mid ahayn kuwa caalamka laga aqoonsan yahay

Hoos ka daawo indha adayga madaxda SNM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*