27th April 2024  admin  Category :

Baarlamaanka Puntland oo u yeedhay Guddiga jidka Ceel daahir

Gudoomiyaha Gobalaha Baatlamaanka Puntalnd Abwaan Abdirishiid Ayaa Maanta shir guddoomiyey fadhiga Golaha Wakiillada Puntland fadhigii 14 aad ee Kalfadhiga 45-aad ee Golaha

Fadhiga maanta ee Golaha Wakiillada ayaa ajandihiisu ahaa Xaalada Wadada Ceeldaahir Ilaa Ceerigaabo.

Kulanka maanta oo ay soo xaadireen 38 ayaa goluhu waxuu isla qaatay in loo yeero Guddiaga dhismaha Wadada Ceeldaahir Ilaa Ceerigaabo, Hay’adda dhismaha Wadooyinka Puntland ee PHA iyo Wasaarada Hoolaha Guud

Geba-Gebadii, Golaha Wakiillada ayaa maalinta Arbacda ah ee 27/11/2019- dib isugu soo laabandoona, iyada oo loo balan sanayhay in ay hor yimaadaan Golaha guddiaga dhismaha Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo, Hay’adda dhismaha Wadooyinka Puntland ee PHA iyo Wasaarada Hoolaha Guud si wax looga waydiiyo xaalada wadada Ceel-Daahir Ilaa Ceerigaabo iyo guud ahaanba xaalada wadooyinka Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*