20th January 2022  admin  Category :

Baarlamaanka Puntland ayaa ansixiyey Guddiga Doorashooyinka Puntland kuwaas oo ka shaqeeyn doona doorashadan inagu soo fool leh. Doorashada guddoonka baarlamaanka iyo ku xiggeenada ayaa dhici doonta maalinta Jimacaha bishuna tahay 4, meesha madaxweeynaha iyo madaxweeyne ku xiggeenkana la dooran doono 8da bisha Janaayo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*