7th May 2024  admin  Category :

Maamul daadejin lama samayn karo inta ay joogaan Madaxdii horay cuna qabataynta ugu hayey gobolada Sool iyo Sanaag. Maanta ay  Wasiirka iyo Agasimayaashu  ay isku xaafad yihiin.

Madaxwayne Ku-xiggeenka Dawlada Puntland Axmed Cilmi Cismaan
”Karaash” ayaa Magaalada Garoowe ka daahfurey shir lagu sheegay  wada xaajooda  ku saabsan tubta fulinta Siyaasada maamul daadajinta oo dhex-maraya Wasaaradaha iyo Degmooyinka Kala shaqeeya Mashruuca JBLG.

Mashruucan Qaramada midoobey maal geliso  (Joint Programme on Local Governance and Decentralized Service Delivery JPLG) kama shaqeeyo gobolada Sool iyo Sanaag. Mickarafoonka waxa ku soo dhowaynaya madaxweyne ku xigeenakaa waa kooxdii horay uga hor istaagtay in mashruucani ka shaqeeyo gobolada Sool iyo Sanaag.

https://allsanaag.com/dawladda-dhexe-ma-mashruucii-degaan-kala-sooca-ayeey-taageertay/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*