18th April 2024  admin  Category :

Askar ka tirsan  SNMta ayaa lagu dilay magaalada Laascaanood kuwaas oo illaalinayey sanaadiiqda beesha Isaaq. Dadka dilka geeystay ayaa loo maleenayaa ineey ka tirsanyihiin shacabka ka soo horjeeda SNMta iyo marabidooda oo maalmahaan la wareegayey sanaadiiq iyo kaarar laga soo tahriibiyey magaalada Hargeeysa.

https://youtu.be/zJuJ8rA8FBY

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*