22nd December 2024 admin Category :
Bulshada Caalamku waa in arintan aanu horomarka ka gaarnay nagu aqoonsadaan.
Siyaasiyiinta maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee Somaliland, ayaa warqadii ugu danbaysay ee Caalamka u diraan si loo aqoonsado , waxay ku lifaaqeen sawirka kore. Iyaga oo Bulshada Caalamka ku leh “shuruudihii reer galbeedka aanu isugu ekaysiinaynaya oo dhan waa soo buuxinay, sidaad la socotaana Muqdishina weli qaraxyo ayaa ka socda ee waa in caalamku dawlad gaar ah anaga noo aqoonsadaan.