Daawo Khudbad Dhamaystiran Farmaajo Kajeediyeye Shirka IGAD & Qodobada uu Hordhigay Ethiopia & kenya
Shir madaxeedka IGAD ee xal u helida Qaxootiga Soomaaliya ayaa ka furmay galabta magaalada Nairobi, iyadoo goor dhow lagu soo gabagbeynayo halkaasi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka wuxuu uga hadlay xaaladda qaxootiga Soomaalida iyo sidii xal loogu heli lahaa, wuxuuna soo jeediyay go’aan culus oo ku saabsan gargaarka iy horumarinta Soomaaliya.