28th March 2024  admin  Category :

Aqalka Sare oo sheegay inuu joojiyay wadashaqeynta Golaha Shacabka

Qoraal ay soo saareen guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in ay joojiyeen wadashaqeynta ay la lahaayeen Golaha Shacabka iyagoo ugu baaqay Madaxweynaha  inuu wax ka qabto cabashooyin ay u gudbiyeen.

Qoraalka oo uu ku saxiixnaa guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in Golaha Shacabka ay muddo dheer ka sugayeen in la xaliyo arrimo ka dhexeeya oo ay ka mid yihiin

  • Hareer marida habraaca dastuurka ee meelmarinta sharciga xisaab xirka.
  • Xiriirka dibada ee baarlamaanka federalka,
  • Kala dhowrista xilalka gaar ahaaneed ee labada gole iyo qoddobo kale.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay Aqalka Sare;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*