28th January 2022  admin  Category :

 

Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliyeed  waa wada  dagaal oogayaal aan ka ahayn Muse Biixi oo horay madax uga ahaa jabahaddii SNM ee  dadka  badan ku xasuuqay waqooyiga Soomaaliyana. Maantana doonaya inuu Soomaaliya kala gooyo. Laaluushku sida daxalku Birta  u cuno Birta ayuu qofka bani aadamkama  u bahdilaa. Lacagta Farmaajo ku bixiyey amaantiisa ayaa maanta darajadaa liidata oo runtii iyo beentii uu kala garan waayo gaarsiisay Amin caamir

Image result for amin arts

Calanku soo maaha kii SNM

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*